ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT
menuالرئيسية

Somalia:Guddi muhiim ah oo la meel mariyay‏

الأربعاء 05/ديسمبر/2018 - 01:04 م
Somalia:Guddi muhiim ah oo la meel mariyay‏
alyaman alaraby
 
Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya  ayaa maanta meelmariyay  Dhismaha Gudiga la Dagaalanka Musuq maasuqa oo ay horey u soo ansixiyeen Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa maanta waxaa soo xaadiray 31 senator oo jka tirsan Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, iyadoona uu shir gudoominayay gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Gudoomiyaha Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta, Zamzam Ibraahim Cali ayaa ka hor aqrisay sanatarada Golaha Aqalka Sare, iyadoo dul istaagtay talooyinkii lagu daray akhrinta koowaad iyo akhrinta labaad.

Sidoo kale Kulanka ayaa waxaa ku sugnaa  wasiirka wasaarada cadaalada, Abuukate Xassan Xuseen Xaaji.
تعليقات Facebook تعليقات اليمن العربي
هل ينجح الجنرال باتريك كاميرت في مهمته باليمن؟
الدوري الأسباني
اشبيليه
-
x
19:30
-
رايو فاريكانو
خيتافي
-
x
21:30
-
ريال مدريد
الدوري المصري
ودي دجلة
-
x
17:00
-
الإسماعيلي
الأهلي
-
x
20:00
-
المصري